Distribution Instructions
- Bring this original beneficiary card to the distribution site.
- Arrive only at your assigned date and time.
- Early arrivals will not be served.
- Present this card before receiving assistance.
- Each card is valid for one beneficiary only.
- Copied, altered, or damaged cards are invalid and will be rejected.
- Follow the instructions of distribution staff at all times.
- Distribution is subject to verification and availability.
- Misuse or fraud will lead to cancellation of assistance.
Tilmaamaha Qaybinta
- Usoo qaado kaarkan asalka ah goobta qaybinta.
- Imaaw oo keliya taariikhda iyo waqtiga laguu cayimay.
- Qof kasta oo soo hormara waqtigiisa looma adeegayo.
- Soo bandhig kaarkan ka hor intaadan helin adeegga.
- Kaarkani waxaa loogu tala galay hal qof oo keliya.
- Kaararka la koobiyeeyey, wax laga beddelay, ama dhaawacan waa la diidayaa mana ansaxayaan.
- Raac tilmaamaha shaqaalaha qaybinta mar kasta.
- Qaybintu waxay ku xiran tahay xaqiijinta kaarkaaga iyo inaad waqtigaaga ku timaad.
- Isticmaal khaldan ama khiyaano waxay keeni doontaa in adeegga lagaa joojiyo.

























































